HomeSuugaanSportsSawiroHistoryQuraanTahniyadForumContactEmail
Hees Cusub oo lamagac Baxday Dhahar (Erayadii iyo Laxankii Saalax Codkii iyo musikii Guuleed)    

Hambalyo Dhalasho !!

Waxaanu halkaan hambalyo uga diraynaa qoyska kala ah mudane maxamed yusuf maxamed(indho buur)iyo marwo xamdi cabdi raxmaan, oo wiil ugu dhashay magaalada bosaso. Waxaana loo bixiyay wiilka yusuf

Waxaa hambalyada diraya asxaabta kala ah

Abdi fatah siciid aadan
Liiban muuse boqor
Siciid. Canjeex
Ayuub xidig xaji farax
Abdul qadir shaati.   Afeeey
Siciid cabdi guul wade
Jamaal ilko
Samsam xaamid
Xaliimo axmed
Filsan
Daahir wayeel
Cali yare
Maxamed dheere


Dadkaan tahniyada diraya waxa ay oo kala jogaan uk iyo america
Waxaanu leenahay Yuusuf Yare soo barbaar noqo kii anfaca dalka iyo dadkba

Aamiin   Aamiin Amiin

 

Back To Home