Minnesota: Waxaa halkan tahniyad iyo bogaadin balaaran uga direynaa Mohamuud Maxamed Xaaji Nuur (Caato) iyo Farxiya Cismaan Maxamed oo meherkoodu ka dhacay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, taariikhdu markay ahayd 7/18/2010, dhamaan dadka kala ah:
Ahmed Mohamud Mohamed
Mohamed Mohamud Mohamed
Adan Mohamud
Mohamed
Ibrahim
Mohamud Mohamed
Muse Mohamud Mohamed
Ismaciil Mohamud Mohamed
Asma Mohamud Mohamed
Kaltuun Mohamud Mohamed
Zaynab Mohamed Mohamed
Waxaan dhamaan ilaahay uga baryayaan in ay noqdaan kuwo isku nagaada, ubad kheyr qabana kala hela, Aaamin Aamin Aaaamiin...
Sidoo kale bahda dhahar.com iyo dhamaan saxaafada gobolada Sanaag/Haylaan iyo Galbeedka Bari ayaa hambalyo taas la mid ah hawada u marinayaan meherka Mohamuud iyo Farxiya, Noqdana Kuwii kala hela Wiil iyo Caano Gabadh iyo caano Aaamiin.