Waxaa halkan tahniyad iyo bogaadin balaaran uga direynaa
Arooska: Saciid Maxamuud Maxamed Xassan
Aroosada: Faadumo Ibraahim Maxamed Samatar
Oo arooskoodu ka dhacaya magaalada Ceeribaago, gobalka Saneeg ee Soomaaliya,
Ee taariikhdu tahay July 26th, 2010.
Dhamaan dadka kala ah:
Xuseen Maxamed Farax iyo Hodan Maxamed Xasan iyo Caruurtooda:
Samiya Xuseen Maxamed Farax
Samiira Xuseen Maxamed Farax
Fowsi Maxamed Farax iyo Saado Maxamed iyo caruurtooda:
Bashir Fowsi Maxamed Farax
Bilal Fowsi Maxamed Farax
Aadam Maxamed Farax iyo:
Hodan Aadam Maxamed Farax
Khaalid Aadam Maxamed Farax
Idiris Aadam Maxamed Farax
Ascad Aadam Maxamed Farax
Maxamed Aadam Maxamed Farax
Samsam Maxamed Farax iyo caruurteeda.
Cabdiqaadir Maxamed Xasan iyo Faiiso Maxamed Cashuur iyo caruurtooda.
Cabdiraxmaan Jamac Maxamed iyo Saynab Warsame iyo caruurtooda.
Cabdi Warsame, Fuaad Warsame iyo Deego Warsame.
Ibraahim Maxamed Xaaji iyo Faadumo Xaaji Cawad iyo caruurtooda.
Sidciyo Ducale Maxamed Ali iyo Saciid Khalid iyo caruurtooda.
Saleebaan Maxamud Maxamed Xasan iyo Amina Cabdi Aadan Finiin.
Jawaahir Maxamed Farax, Cali Fowsi Maxamed Farax iyo Cabdiraxmaan Fowsi Maxamed Farax.
Cabdulaahi Abokor Ducale iyo xaaskii iyo caruurtooda.
Xalima Abokor Ducale
Amal Yuusuf Cali
Caasho Maxamed Xasan Aadan
Amina Khaalid Cali Ismaaciil
Faadumo Khaalid Cali Ismaaciil
Sahro Khaalid Cali Ismaaciil
Maxamed Khaalid Cali Ismaaciil
IYO
Dhamaan ehelka iyo garaabada meelkasta ee joogaan
Waxay leeyihiin
noqdaan kuwo isku nagaada, ubad kheyr qabana kala hela
Sidoo Kale bahda Dhahar.com iyo dhamaan saxaafada gobolada Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Bari ayaa diraaya hambalyo taa lamid ah, waxaanu guriga cusub leenahay "baarakalaahu fiikum, wa baaraka calaykum, wajamaca baynakum fil khayr."