SPR:- Idaacada Somali Public Radio ayaa waxaa ka baxa barnaamij gaar oo ra’yiga dadweynaha kaasoo maalinba aan macduun kusoo qaadano. Aragtida dadweynaha ayaa ka mid ah barnaamijyada maalinlayaasha ah kaasoo aan ku cabirno aragtida dadweynaha iyadoo ay dadku soo gudbiyaan oo kaliya aragtidooda ku aadan hadba xaaladaha taagan.
Mawduuca maanta looga hadlayay ayaa ahaa aragtida dadweynaha ku aadan dagaaladii ka dhacay Karin oo dhex marey ciidamada Puntland oo kaashanaya ciidamad PISta iyo ciidama ka amar qaata Sh. Maxamed Siciid Atam.
Barnaamijkan waxaa diyaariyey oo isku dabaridey Naciimo Muuse Cilmi.
HALKAAN KA DHAGAYSO