1-Maxamed C/laahi Cumar Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Xidhiidhka Caalamiga
2. Maxamed Cabdi Gaboose Wasiirka Arrimaha Gudaha
3. Maxamed Xaashi Cilmi Wasiirka Maaliyadda
4. Sacad Cali Shire Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka
5. Xuseen Axmed Caydiid Waiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka
6. Samsam Cabdi Aadan Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare
7. Xuseen Muxumed Maxamed Wasiirka Caafimaadka
8. Axmed Xaaji Cali Cadami Wasiirka Gashaandhiga
9. Cabdirisaaq Khaliif Axmed Wasiirka Gacanasiga, Warshadaha iyo Dalxiiska
10.Axmed Xaashi oday Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Deegaanka iyo Horumarinta Reer miyiga
11. Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed Wasiirka Boostada iyo Isgaadhsiinta
12. Ismaaciil Muumin Aare Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka
13.Khaliif Cabdilaahi Axmed Wasiirka Diinta iyo Awqaafka
14. Ilhaan Maxamed Jaamac Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
15. Maxamed Yasaiin Xasan Wasiirka Kaluumaysiga, KHayraadka Badda iyo Maamulka Dekedaha
16. Xuseen Cabdi Ducaale Wasiirka Macdanta, Biyaha iyo Tamarta
17. Maxmaed Xaashi Madar Wasiirka Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dhaqanka
18. Faarax Cilmi Maxamuud Wasiirka Beeraha
19. Maxamuud Xaashi Cabdi Wasaaradda Duulista iyo Hawda
20. Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) Wasaaradda Warfaafinta
21. Cali Xaamud Jibriil Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare
22. Maxamed Yoonis Cawaale Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada
23. Cismaan Garaad Soofe Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha
24. Cali Cabdi Saa'iq Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka
25. Warsame Siciid Cabdi Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyyada
26. Nimco Xuseen Qawdhan Wasiiir Kuxigeenka Caafimaadka