Ciidamada Amaanka Degmada Buraan oo gacan ka helaya Odayaa dhaqameedka iyo Waxgaradka Xukuumada Puntland ayaa qaaday tallaabo hore oo aysan hore u qaadan ,iyagoo si gaara werar ugu qaaday dhuxulaysato Degaanada Balibusle iyo meelo kale oo ka mida dhul daaqsimeedka Degmadaasi ay ka mid yihiin.
WARBIXINTII IYO SAWIRADII HALKAAN KA DAAWO