HomeSuugaanSportsSawiroHistoryQuraanTahniyadForumContactEmail
Hees Cusub oo lamagac Baxday Dhahar (Erayadii iyo Laxankii Saalax Codkii iyo musikii Guuleed)    

DAAWO SAWIRADA---Mudaaharaad balaaran oo maanta ka dhacay magaalada dhahar

DHAHAR:  Waxaa maanta ka dhacay magaalada Dhahar Mudaaharaad aad u balaaran oo ay soo qabanqaabiyeen dadka deeganka Dhahar. Mudaaharaadkan oo dadka soo qabanqaabiyey oo ay ku muujinayaan sida ay uga soo horjedaan in weerar lagu qaado buralayda magaalada Galgala, kadib marki uu dagaal kadhacay maalin kahor isla aagaasi.


Sawiradii iyo warbixintii halkaan ka aqriso.

 

Back To Home