HomeSuugaanSportsSawiroHistoryQuraanTahniyadForumContactEmail
Hees Cusub oo lamagac Baxday Dhahar (Erayadii iyo Laxankii Saalax Codkii iyo musikii Guuleed)    

Al-Shabaab oo iska Fogeeyay Dagaalkii Bari

Xarkada Al-Shabaab  ayaa beenisay inay Lug ku Leedahay dagaalkii dhawaan dhexmaray Ciidamada Ilaalinta khayraadka Galbeedka Bari iyo kuwa Pl, Sheekh Ali Dheere oo ah Afhayeenka Al-Shabaab ayaa Muqdisho kaga dhawaaqay in Atam iyo Ciidankiisu ay yihiin kuwa ka cadhooday Falal Fool xun oo ay Ciidamada PL dadka degaankaasi u gaysteen.


Halkaan ka dhagayso hadalkii Cali Dheere.

 

Back To Home