HomeSuugaanSportsSawiroHistoryQuraanTahniyadForumContactEmail
Hees Cusub oo lamagac Baxday Dhahar (Erayadii iyo Laxankii Saalax Codkii iyo musikii Guuleed)    

Wararka idaacada Somali Public Radio 28/07/2010

Wararka ugu doorka roon ee fiidnimada caata waxaa ka mid ah:


* Mudaaharaad ka dhacay degmada Dhahar oo looga soo horjeedo iney dagaala ka dhacaan degmada Galgala ee gobolka Bari.


* Afayeenka Xarakada Al-Shabaab oo beeniyey in ay wax xiriir ah ka dhexeeyaan iyaga iyo ciidamada Sh. Maxamed Siciid Atam ee galbeedka gobolka Bari.


* Ciidamada deegaanka degmada Buraan oo sameeyey howlgalo ay kaga hortagayaan xaalufinta deegaanka.


* Qaar ka tirsan xubnaha baarlamaanka maamulka Puntland oo maanta xilkoodii laga casiley… iyo xubnihii la casiley oo ka Hadley.


* Madaxweynaha maamulka Galmudug Col. Caalim oo maanta booqdey xarunta wasaarada caafimaadka ee maamulkiisa.


* Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta baaqdey kulan ay ku lahaanlahaayeen guriga umada ee magaalada Muqdisho.


* Diyaarad u socotey dalka Pakistan oo geysatey dhimasho badan.


HALKAN KA DHAGAYSO WARKA FIIDNIMADA CAAWA.

 

Back To Home