HomeSuugaanSportsSawiroHistoryQuraanTahniyadForumContactEmail
Hees Cusub oo lamagac Baxday Dhahar (Erayadii iyo Laxankii Saalax Codkii iyo musikii Guuleed)    

HANBALYO ,HANBALYO,HANBALYO,,Shabakad Cusub oo Hawada soo gashay

Bosaso:-Waxaa loogu Bishaaraynayaa Dhamaan dadwaynaha iyo shacabka ku howlan war helitaanka Aalada Internetka inay ku soo biidhay Warbaahinada somaliyeed Shabakad Cusub oo siyaasadeedu tahay sidii sare loogu qaadi lahaa Harumarka dalka iyo dadka somaliyeed meelwalba oo ay ku suganyihiin Aduun waynaha.


Shabakadan ayaa waxaa sidoo kale ay qayb ka noqonaysaa Shabakadaha ugu Cadcad dhinaca Warar Updateka ah iyo dhex dhexaadnimada marka la fiiriya Daalacashada guud ee Warbaahinta Maanta dalka somaliya ka shaqaysa iyo baahida danaha Dadwaynaha oo ah kuwo u Hamuumqabo Halitaanka Warka Xaqiiqada ah.


Halkaan ka soo Booqo Wapka Cusub:


http://www.buraannews.com/

 

Back To Home