BOSASO:-Waxaa bogaga Wakaalada Wararka ee Faransiiska AFP daabacday War ku saabsan Xaaladda Dagaalka ka dhaxeeya Dowladda Puntland iyo Kooxaha Al-Shabaab ee buuraha galgala. Warkan oo la daabacay sadex bari ka hor wuxuu buun buuninayaa Xigasho aan runta ku fadhin.
Warka wuxuu ka hadlayaa Buuraha oo ay sheegeen Waraysi sarakiil Puntland ah ka qadeen in Galgala tahay Toora Boora cusub iyagoo iska dhigaya Masuulka ka hadlay inuu yahay Bile Maxamuud Qaboowsade oo ay ku tilmameen Sarkaal qaabilsan amaanka. Bile Qaboowsade waa la ogyahay in uusan ahayn Sarkaal Ciidan Soomaalida oo dhana waa ay garanaysaa Been cad in ay tahay Ragga qoray ee AFP ku daabacay iyagoo iska dhigaya in ay Bile Mxamuud Xigteen.
waxaan haddaba, si kulul u canbaareynayaa Wakaaladda Wararka ee AFP oo si qaldan u adeegsatay Saxaafadda kana been sheegtay Magacayga in ay been xigato ama rag kale iska dhigaan. "Waa la wada garanayaa in aan ka tirsanayn sarakiisha Dowladda Puntland iyo Ciidanka Puntland, marka AFP Waa in ay cadaysaa hadalada ay xiganayso ee beenta ah halka ay ka heshay". Waxaan aaminsanahay in ay jiraan kooxo doonaya in ay jahawareer geliyaan Saxaafadda oo been tabiyaan magacyo aan xil hayn oo dowladda ka mid ahna ku been abuurtaan sida kuwa qoray Bile MAXAMUUD ayaan xiganay oo ka tirsan sarakiisha amaanka leh.
Wakaaladda wararka ee AFP waxaan ka doonayaa in ay jawaab cad ka bixiso ku xadgudubka xigashada beenta ah ee ay ku samaysay magacayga, waana arrin xadgudub ku ah Anshaxa Saxaafadda oo Sharciyada iyo qawaniinta Caalamiga ka soo horjeeda in qof wuxuusan oran la xigto oo la daabaco.
Haddaba, waxaan mar kale leeyahay waxaan idinka doonayaa Jawaab cad oo ku salaysan halka aad warka aad daabacdeen ka soo xigateen iyo sababta Magacayga aad ugu shaaciseen oo aad warbixinta ugu soo darteen.
Haddaba, waxaan ka codsanayaa Ururada Saxaafadda Aduunka in ay arrimahan been abuurka ku kacday AFP wax ka qabtaan sida CPJ IFJiyo kuwa la midka ah ee Xeerarka Saxaafadda Aduunka dhowra. waxaan doonayaa in Saxaafadda AFP warka beenta ah ee ay iska dhigayso inay aniga iga xiganayso wax ku kalifay la ogaado Wakaaladda AFP.
"Atom is a local but has old connections with a number of Islamist networks worldwide," said Bile Mohamoud, a security official in Puntland's economic capital Bosasso.
Warka beenta ay faafisay AFP waa mid ku xadgudbaya sharuucda u degsan Saxaafadda Caalamka waxaana doonayaa halka ay iga xigteen waa lawada og yahay in aan aheyn Sarkaal ka tirsan Dowladda Puntland waa jirtaa inaan ka soo shaqeeyey Dowladihii ka horeeyey Maamulka Hadda Puntland haya, balse waxa weeye Warbixintan mid been ah oo aan shaqo ku laheyn ayuu yiri Bille Maxamuud Qaboowsade, waxaana cadeynteeda laga rabaa AFP.
Warbixinta AFP oo dhamaystiran hoos ka akhriso.
Fears of a new Tora Bora in northern Somalia By Mustafa Haji Abdinur (AFP) – 3 days ago.
ERIGAVO, Somalia — A notorious warlord and arms dealer is training Islamist fighters in the remote mountains of northern Somalia and setting up what local officials fear could become a new Tora Bora.
Mohamed Said Atom, one of a handful of men singled out by the UN Security Council as violating an arms embargo on Somalia, has established bases in the Sanaag mountains straddling Puntland and Somaliland, a senior security official said.
The Al Qaeda-linked Shebab insurgent group has been mainly active in southern and central Somalia in recent years, focusing its military efforts on trying to topple the western-backed government in Mogadishu.
But the July 11 bombings in Kampala claimed by the Shebab have signalled the group's expanding reach, and activity by Atom's men in Sanaag has stirred concern that the rebels were now poised to destablise the two breakaway states.
"Atom has links with Al-Qaeda and represents the Shebab in the region," said Colonel Mohamed Jama, a senior security official from the semi-autonomous state of Puntland.
"We are receiving information that he has mobilised hundreds of Islamist militants in the villages around Sanaag Bari," Jama told AFP.
"Our security forces are now fully prepared to launch an offensive against those terrorists who are establishing a safe haven in the region and want to disrupt our stability," he added.
Puntland and the self-proclaimed state of Somaliland, to the east, have been more stable than central and southern Somalia in recent years but they have been wary of late that the Shebab might seek to open up new fronts.
Residents in eastern Puntland's Galgala told AFP that at least 400 fighters were mobilised and trained recently across the region and added that the Shebab's black flag was flying in some villages.
"The number of Islamist militants gathered by Atom in the region has increased dramatically. We see some of them on pickups with heavy machine guns and RPGs, proselytising," said Hussein Sahal, a Galgala elder.
"They have several military camps in the mountains where they train young men, most of them from the region. It will be very difficult for any army to fight against them," Abdi Haji Sugule, another elder, told AFP.
The Golis mountain range marking the unrecognised border between Puntland and Somaliland is arid, honeycombed with caves and very difficult to access, a terrain officials fear could become the ideal hide-out for Al Qaeda in Somalia.
"Atom is a local but has old connections with a number of Islamist networks worldwide," said Bile Mohamoud, a security official in Puntland's economic capital Bosasso.
Atom, from the Warsangeli clan, was born in Galgala around 1966 and has led his local militia since at least 2006. The UN group monitoring the arms embargo describes him as an arms trafficker and key supplier of weapons to the Shebab.
"We believe he wants to turn this place, the most impenetrable mountains in Somalia, into an Al Qaeda hide-out," Mohamoud said.
"This part of the country is very strategic and important for men like him who are on the run. You cannot flush out a trained army from those mountains unless you have hi-tech military hardware."
"It's like Tora Bora in Afghanistan," he said, in reference to the cave complex where Osama bin Laden and top Taliban leaders were believed to be hiding in the country's eastern mountains when US forces attacked in 2001.
Abdi Saleban, a Somaliland security official based in Erigavo, the largest town in the area, also acknowledged that Atom was gaining strength but insisted that his forces were ready to face him.
"We know about the movements of this Al Qaeda-linked militant in the mountains but our forces are ready and on high alert," he said.
Maxamed Axmed Ciise
Bosaso-Puntland