Fikrado

Taariikh
caafimaad
Congrats
Nalasooxiriir

BBC Audio
11:00-11:15
14:00-15:00
18:00-18:30
London time


links
Ainashe.net
Allpuntland
Allwadani
Al-Tawxiid
Bakaaraha
BBC
Biyokulule
Burtinle
Columbusstars
Dayax

Dayniile

GantaalNews

Gedonet

Goldogobsit
Halgan.net
Halgannews
Hiiraan
Hornafrik
Hornrelief
Idaadsoft
JigJiga

Kulmis

Laas-qoray
maakhir.com

Midgaan.com

Mudulood

Ogaden
Puntland-Post
QaranNews
Qorahay
Qurbojaceyl RadioLascano
RadioSanaag
Sanaag.net
SBC Online
Somaali.com
Somaliaonline
Somali-land
Somfreemedia
Somalilyrics
Somalivoices

SomaliWeyn

Togane.org

Waagacusub

Wardheernews
WidhWidhNews

HomeGabayoMurtimusicSawiroQur'anSportsForumChatEmail

Cambaareeyn, Cambaareeyn, Cambaareeyn. (X.Carab)

Waxaa Cambaareyn mudan falka waxshinimo, argagaxisanimo, burcadnimo ee sidda cad
Loola beegsaday Ra,iisal Wasarre Proff-Cali Max,d Geedi iyo waftigii uu hogaaminaayeey
ee Booqashadda ku tagay caasimadda qaranka muqdisho maalintii axadii 06/11/2005.


Waxaa arrin si weyn looga xumaado oo cambaareyn weyn mudan talaabadda ama falka
Argagaxisanimo ee lala beegsaday Ra,iisal wasaarre-Proff-Cali Max,d Geedi Muwaadinka
Xalaasha ah, aqoonta iyo garashadda wanaagsan leh, damiirka nool leh, u taagan u
adeegida Dalkiisa iyo Dadkiisa Somaaliyeed, kana fekeraaya oo ka talinaaya habkii looga saari
lahaa Dib u dhaca iyo burburka baaxadda weyn ee Dalka oo dhan ku habsaday, proff,Geedi waa
Shakhsi ka madax baaan kana nadiif ah dhammaan xasuuqyadii iyo xadgudubyadii
fara-banaa ee Ummadda laga galeey kumayaasha qofna lagu laayeey, iyadoo la wadda ogyahay kuwa ah
Gacan ku dhiiglayaasha iyo dambiilayaasha waaweyn oo hadda qaarkood yihiin
Xidhibaanadda Sharafta leh iyo Wasiirdda iyo Madaxdda Sarre ee Qaranka.


Talaabaddan aragagaxisinimo ee sidda cad loo soo qorsheeyeey, luuguna talo galay ama
lala Beegsaday Ra,iisal Wasaaraha ayaa ka turjumeeysa caqli xumada iyo gacan ku dhiglenimada
Kuwa ka dameeyeey falkaas ka soo hor-jeeda axkaamta iyo shareecadda islaamka,nidaamka
Caalamiga ah ee xeerarka bani-aadamanimada iyo hab dhaqmeedka wanaagsan ee ummadda
Somaaliyeed, shaki kuma jirro in kuwa ka dameeyeey eey yihiin kuwii horeba u geeystay
Falalkii khaarajinta lagula kacay aqoonyahanadii, saraakiisha sarre iyo ganacsatadii
muqdisho Joogtay, isla markaana geeysta tacadiyadda iyo xadgudubyadda joogtadda ah, masuuliyada
Tooska ah waxaa iska leh hogaamiyaasha kooxaha hubeeysan ku heeysta Caasimadda Dalka
oo eey Af-duubka ku heeystaan.


Cadaalada ayaa la hor-keeni doonaa dhammaan gacan ku dhiiglayaasha somaaliyeed, waana
Laga goon doonaa dambiyadii faraha badnaa oo eey Ummadda Somaaliyeed ka galeen hadii
Eey yihiin Xidhibaano ku sheeg ama Wasiiro isk sheegayaasha iyo Madaxdda Sarre ee
Dalka, Gacan ku dhiiglle waa gacan ku dhiigle, wuxuuna ku dameeyn doonaa jeel iyo qol
madoow oo uu Keli ku yahay, Hadii Alle Idmo abaalkooda weey helin.


-Alla Mahad Leh-
-Xassan C/Laahi Sheekh(Xassan Carab)-
-Huddersfield-England-
-sharifhassan50@yahoo.com-



 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Copyright 2004. dhahar.com. All rights reserved