Fikrado

Taariikh
caafimaad
Congrats
Nalasooxiriir

BBC Audio
11:00-11:15
14:00-15:00
18:00-18:30
London time


links
Ainashe.net
Allpuntland
Allwadani
Al-Tawxiid
Bakaaraha
BBC
Biyokulule
Burtinle
Columbusstars
Dayax

Dayniile

GantaalNews

Gedonet

Goldogobsit
Halgan.net
Halgannews
Hiiraan
Hornafrik
Hornrelief
Idaadsoft
JigJiga

Kulmis

Laas-qoray
maakhir.com

Midgaan.com

Mudulood

Ogaden
Puntland-Post
QaranNews
Qorahay
Qurbojaceyl RadioLascano
RadioSanaag
Sanaag.net
SBC Online
Somaali.com
Somaliaonline
Somali-land
Somfreemedia
Somalilyrics
Somalivoices

SomaliWeyn

Togane.org

Waagacusub

Wardheernews
WidhWidhNews

HomeGabayoMurtimusicSawiroQur'anSportsForumChatEmail

Hab Cunsiriyeedka iyo Kubada Cagta. (Xassan Carab)

Dhaqanka Hab Cunsuriyeedka ayaa ah Waxyaabaha Taariikhda Aduunka kaga jirra
Bogaga Madoow iyo habka foosha xun ee xadgudubka ah oo Bani-aadaminimadda
laga galay, Xusuuso xanuun badan lehna eey ku yihiin Dadka Asalkoodu ka soo
Jeedo Qaaradda Afrika oo Midabka Dahabka Asliga ah ee Madoow leh.


Cunsuriyadda iyo ka ganacsigga Dadka Madoow ayaa ee Qarniyadii hore ayaa weli
Aduunka xusuusteedii ka jira iyo habkii dhqameed ee dulinimo ee dadkaas loogu la
Kacay, Xasuusta xun oo xanuunka weyn lihi waxeey si weyn uga jir Mareykanka oo
Weliba Sheegtay Furfuraan iyo Xoriyad iyo Hanaan ama Nidaamka Dimuqraadiyadda
Goboladda Qaarkood iyo Xaafado Badan ayaa Muwaadiniinta Madoow ee Reer USA
Xusuustooda ku Duugan Waxyaabihii Gefka Waaweyn ahaa oo la soo mariyeey ama
Loo Geeystay Waalidiintodii, Gumeeysii Foosha Xumaa, Tacadiyadii Xanuunka Lahaa
Falalkii Dulinimo iyo ku Xamaalintii Xad dhaafka heyd iyo Yasidii lagu hayeey ayaa
Weli ku Duugan Caqligoodo iyo Dareenkood iyadoo la wadda ogyahay in weli habka
Cunsuriyadu ka Jirra Mareykanka iyo Qaaradda Yurub iyo Dunidda Carbeed.


Kubadda cagta ayaa ah Ciyaar xiiso badan leh, hanaan iyo farso wanaagsan oo aad
loo jecel-yahay looguna magac Daray(Jaceylkii Malaayiinta) Gaar ahaan Kooxaha ka
Jirra Qaaraddan Yurub oo ku caan baxay Dheesha Wanaagsan iyo Xigidaha Caanka
ah Waxaa ka mid Tusaale ahaan:-

-R.Madrid,
-Barcalona.
-Manchestar United.
-Chelsea.
-Arsanal.
-Yuvantus.
-Ac Milan.
-Inter Milan.
-Bareyn Muchin iyo Kuwo Kalleba.



Haddaba Naadiyadan iyo kawa kaleba Waxaa u Safta Xidigo Magaca iyo Mamuus
Weyn ku leh Dheesha Wanaagsan ee Kubadda Cagta iyo hanaanka Gool Dhalinta
Waxaa ka mid Xidigto Madoow oo ka Soo Jeeda Qaaradda Afrika iyo Koonfurta
Qaaradda Mareykanka oo Garoomadda ka dhigay Wacdaro iyo Wacdaro aad iyo
aad Loogu Sacabeeyo si weyn ugu Qosliyo Taageerayaasha iyo Bahdo Ispoortiga
Aduunka, Ciyaartooyga Madoow ayaa ah Laf-dhabta Kooxaha Qaarkood, Chelsea,
Barcalona, Arsanol, Ac Milan, Yuvantuus Iyo kuwo kaleba.

Xidigaas Madoow ayaa Garoomadda Qaaradan Yurub kala kulma Waxyaabo Xanuun
iyo Xasuus xun leh, Ereyadda Cunsuriyadeed iyo Hadalo Qalafsan ee Ceybda ah oo
Loo geeysta Xidigaas ayaa ah kuwo laga Gilgilsho, laga gadoomo, Bal Ereyda Loogu
Yeeray Xidiga Garoomadda Dalka Spain ka Dhaliya Goolasho ugu Wanaagsan Et,to
Reer Kamaroon"huu-huu, oo mIcnaheedu yahay Daayeerkoow, Deeyeeroow, Waxaa Mararka
Qaarkood Ishaadu Qabaneeysa adigoo Tv-ga Ciyaar ka Dawaanaaya Gefka
iyo Qadafka Lee Geeysanaayo Ciyaartooyga Madoow oo Xataa kuwa Cad oo ku la
Jira Ciyaarta oo ka soo hor-jeedaa Midabkiisa Madoow ku Caayayaan.

Cunsuriyadda Garoomadda Labddan Dal ayaa ugu Xun Talyaanigga Weliba Gaarmada
Magaaladda Caasimadda Talyaaniga Roma iyo Dalka Spain Weliba Garoomadda
Caasimadda Madrid iyo Magaaladda Bilbio oo Qoomiyadda Baska, Dalkan Ingiriiska
Weey ka jirta Cunsuriyadda Xidigaha Madoow lagau Hayo, Weeyna Jirtay Xili Si weyn
loogu gafo Madowga, Laakiin Hadda Xoogaa Waxaad Mudaa in wax is-bedeleen.

Hab Dhaqmeedka iyo Aragtidda Cunsuriyadeed ayaa ah Dambi weyn oo Ummadaha
Modoow laga Galay Dayoowga Madoow, Hadana Dadka Somaaliyeed ayaa Weli ku
Dhaqma Habkaaas Foosha Xun oo Walahoodu kula Dhaqmo, Xumaan yo Xadgudub
Joogto ah ku Sameeyo, Waana Arrimo Ayaan Daradooda leh,Loona baahan yahay
in laga Gudbo oo Culimaa,udiinka Somaaliyeed, Hogaan Dhaqmeedka iyo Dadka
Aqoonyahanka ahi iska Kaashadaan Cirib-tiridda Hab Dhaqmeedka Khaldan oo Xun
Qalafsan oo Dulmigga iyo Baadilka ku Saleeysan, Cunsuriyada Ayaa ah Ficilka ku
Dhisan Cadownimadda iyo Aragtidda Cuqdadda Qabta, Dulinimadda iyo Naceeybka
ayaa ka turjumadda Dhaqanka Cunsuriyadda, Diinta Islaamka ayaa si weyn u diidan
Dhammaan Habaka iyo Dhaqnka Cunsuriyadeeda.


-Alla Mahad Leh-
-Qorre-Xassan C/Laahi Sheekh(Xassan Carab)-
-sharifhassan50@yahoo.com-



 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Copyright 2004. dhahar.com. All rights reserved