|
|
 |
 |   |
 |
| |
|  |
Maamulka
cadaanka tirada yare ee beesha Majerteeen halis buu ku jiraa
... tixraac riyadii mr durmad
Bilow ilaa hada intii uu jiray
maamulka beesha majeerteen wuxuu ku dhisnaa baroor iyo qaab
oo hineed ,, ma aha mar iyo laba in lagu arka baroorta iyo qayla
dhaanka ka soo yeera beesha ceeb maha waa u caado in ninka majeerteen
marka wax laga sheego lagu arko adkaysan waa iyo inuu ku shaqeeyo
qaab riyo ah .. somalida ayaa waxay ku maahmaadaa siiba dadka
reer xamarka ah "meel walba ka muuqo waa lagu muunad beelaa
" macno ahaana waxay ina tusinaysaa xigmadaani macno ahaan
xigmada oranaysa "I arkoy i qariyoy aya ka damaysa"
Intaan la dhisin maamulka hormuudka ay ka yihiin cadaanka tirada
yare ee beesha majeerteen waxaa jirtay inay beesha warsagali
lahayd iskaashi siyaasadeed oo u dhaxeeya dhamaan dadka ku ku
dhaqan gobolda sool iyo bari iyo inta ay degto beesha harti
marka laga reebo beesha buuqa badan ee majeerteniya waxaa socday
qorshihi ahaa in la dhiso maamulki loogu magac daray WADAJIRSATE
waxaase booska intaas ka saartay baroortii iyo oo hintii xiliga
duhurka ah uu qabsaday shakhsiga ay u yaqanan siyaasiga hanka
yar dadka somaliyeed ee ah xasan abshir faarax xasan laba shaarle...
nin somali ah aya ku maahmaahay isago ahaa macalin intuu arkay
malin maqaal ay qoreen dad ay qaaday dabaysha siyaasadu wuxuu
yidhi" SIYAASADU RIS DOOFAAR KA KACAY DAQSO IDO MAAHA'
macno ahaan wuxuu hadalkaas barruhu ku yidhi markuu arkay ninkastoo
hadal haya siyasada kuna khafiifay inuuu ka hadlo isagoo u suurad
eg camoole,albaab kastana istaago isagoo ah qof tuugsanaya ..hadaba
maanta waa meeha ay marayso xaalada cadaanka tirada yar ee beesha
majeerteen .. cadanow waydinkaas.
Waxaas intaas dheer xilgii dalka ku ahaa dowlada beesha cadaanka
tirada yari waxay isku qanciyaan waxaanu ahayn mucaarad waxaanu
uga muuqan waynay maamulkii siyaad bare mucaradnimadanu mucaradka
ahayn macno ahaan maha in majerteen mucarad aha iyo inuu dalka
wax ka noqdo waxay ahayd aragti ku salasan inta uu jooga hadhka
qoka bin aadamka ah waxay ahady mid ku kaliftay markay arkeen
inay yihiin cadaan tiro yar .. qabkooda si xun wax udoonka ahina
uusan ahayn mid laga yelayo,,,, dhinaca maamulka beesha majeerteen
laguma arag nin aqoonleh oo wax ka noqday waxaase iswaydiinleh
aqoonyahanaka majerten aqoon wax maku qaban karaaa????
Maha mid la isku daaaliyo su ashani waayo waxaa macalin inoo
ah isha oo ah mida ku tusin karta wax kastoo socda ama muuqiisu
muuqdo lama arag nin beeshaas ah oo aqoon state la soo is taagay
lakin waxaa cad oo inbadan makhraanti looga yahay in ay intooda
meelahas ka qayslisaa ay yihiin kuwaan qalinka sifican u qabsan
aqoon maskax ahaana ay ka buuxdo caadifad qabiil,,, waxaa is
waydiinleh hadii dowladii siyaad bare dhacday faanka majeerteen
muxuu soo kordhiyey dhulse ma dhisteen??? sheekada iyo jiritaanka
beeshu waa mid ah hal maqarka ilmaheeda lagu sasabayo waxay
maaweelo ka dhigtaan aragtidaan dhowan dhaladka ahe lagu dhisan
caadifada qabiil waxaase layaab la noqotay markii haragay u
haysteen libaaxa somaliya oo halas iyo dhinbiilo daba ka baxayaan
gacanta loo galiyey
Kala noqodka kalsoonida puntland waxay ka qaylaalsiisay dhamaan
wax garadka beesha cadaanka tirada yar waayo waxaa daaqad iska
tusay taya xumada iyo inaysan hadanay cid isku koolayn meel
mari karin waa meeshaan kalahaa meel walba waa lagu muunad beelaa
taas ruuxeedu waxay ina tusinaysaa in hadii la raci waayo caadifada
iyo sixun wax udoonka ay ku dhaqmaan aysan gadhayn geekaas muuqda
iskaba daa inay meel gaadhaane uu jiritaankoodu noqonayo mid
qiil qiil ku jira..
Caadoonyinka ninka cadanka tirada yar(majeerteen) gaarka layahay
waxa ka mida
1 Ninka cadaanka beesha tirada
yar waa nin ay maskaxdiisa ku jirto qabiil iyo caadifad ku salaysan
nacayb
waxaa reeban ragana caadadooda aan ahayn in ninka raga lagu
arko necayb xad dhaafa qadiyadiisuna had iyo jeer ay tahay mid
qabiil kasoo fusha malaha dadkaani qadiyad saxa, intooda badan
iyaga is maja xaabiya iskaba daa in ay dad somaliyeeda wax u
ogoladaane waydinkaas cadanow
2 Ninka cadaanka besha tirada yar
waa nin kuliita dhinaca dhaqanka somalidu ledahay waa arin mucjiso
ah hadii laga waayo ninka raga dhaqanka ay wadagaan qoomiyada
uuyahay hase ahatee marka si xun wax udoonka iyo caadifada tayada
xumi kaa tira badato waxay kaa lumisaa kalsoonida iyo waxa uu
sumcad la leyahay waxanu dulqaad ugu yeelanaa inanu hagno dadka
caynkaas ah qadiyadooduna ay tahay mid u soconaysa sida dabayl
jin..
Gunanad iyo gaba gabadii cadanow
xiligu waa kala guur siyaasaduna sida foosha xun ee aad u barateen
maaha macna heedana wax badan aya idiinka dhiman ninka mideeda
kale soo qoray qoralkaaan fara ka hadalka ah macno ahaana turjumayn
waxba fahankiisuna ay adagtay waa mide adigu waxaad tahay nin
riyoday wax u turjumana waayey riyadaydiis intaad helaysaana
waa fogtahay .. ceebna maaha si xun u hadalka iyo cabadka beeshaa
inaad aduu soo bilowdo lakin waxaan in badan fiicnaan lahady
inay soo qoraan dadka adiga kaaa roone ee lagu xanto inay alif
beetada somaliga tiradooda dhamaystiri karaan..
qore ENG. Siciid Osman (leeleel group).
email.. m_saciid@hotmail.com
| | |
|
| Copyright
2004. dhahar.com. All rights reserved | | |