Dhakhaatiir ta Magaalada Muqdisho
Kuwo Ay Naxariisi Ka dheer Tahay ,
Bukaan kan Ula Dhaqma si ,aan Bini aadan nimo ahayn.
(Cumar C. Xashi)
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan akhristayaasha qiimaha
iyo qadarinta iga
mudan, salaam kadib haddii aan u gudo galo maqaalkayga maanta
oo aan uga
hadlayo Dhaqaatiirta Maglaadada Muqdisho.
Muqdisho waa magaalo madaxda Dalka somaaliya muqdisho wakhtigii
dawladii
Siyaad Bare Allaha unaxariis tee waxa ay ay ahayd meela amaana
oo nolol
xora lagu nolaado, laakiin aduun ku waa sil silad Horaa loo
yiri saas mar
kaan lee yahay waxa aan kawadaa muqdisho waa ay is badashay
oo wax
kasta cagsi ama lid ayaa ku yimid Tusaale ahaan nabadii xamar
waxa ay
is ku badashay meel lays kucuno sanoo yin kahor Muqdisho waxa
ay ahad
meel qof kastoo Somaaliya dawada uu lacag la,aan kuhelo oo ay
dawladu
bixiso.
Anigoo ah qoraaga maqaalkaan cumar cabdi waxaan doonayaa in
aan idiin
kagawaramo waxii aan kusoo arkay dhakhaatiirta joogta Magaalada
muqdisho
iyo sida ay ula dhaqmaan dad ka bukaankaa
Dad ka reer muqdisho dhinac kasta waa ay kadhiban yihiin waxa
ay kadhiban
yihiin dhinacii Amaanka waayo amaan kii faraha ayuu kabaxay
oo rag qab
qab layaala ayaa malainkasta qofkii raba dilaaya maxkamdao kuqaraabanaaya
diinta islaamka ayaa isbaara dhiganaaya ayagoo dhahaaya waa
noo xalaal
isbaaradu.
dhinacii waxbarashada hadaan eeg no magaalada muqdisho wax barasho
wa taal
oo mid heersaraa laakiin ragii aqoon yahanada ahaa waxa ay kufakareen
sida ay lacag kuheli lahaayeen taas darteed waxabarashadii waxa
ay
kadhigteen lacag doolar ah oo ay san jirin qof bixin kara mar
kala gareebo
dad ka hantida leh.
Akhristayaal hadaan usoo laanabto ciwaan ka maqaal kayga oo
kusaab san
dhakhaatiirta magaalada muqdisho guud ahaan magalada muqdisho
waxaa
kuyaalo is bitaalo farabadan waxaana jooga dhakhaatiir aqoon
sare leh
isbitaalada magaalada muqdisho kuyaalana waxaa kamid
Akhristayaal isbitaaladaas aan soo sheegay namaan tood waxaa
loo wada
furtay in lagu furto oo lagu dhacao Dad ka somaaliyeed is bitaalkastana
waxaa jooga Rag dhakhaatiira oo usoo shaqo tagay in ay dad ka
masaakiintaa ee magaalada muqdisho kunool ay dhcaan waliba si
dad ban
udhacaan. hadii qof ka bukaan kaa lageeyo isbitaalada magaalada
muqdisho
kow mar ka lageeyo haduu xata a ladan yahay waxaa la leeyahay
waad jiif
sanaysaa ayadoo looga dan leeyahay lacagta laga helaayo intuu
joogo is
bitaalka Jiifka kadib maxaa dhacaaya.
mar ki jiifka laguu qoro kadib waxaa lagu leeyahay halkii habayn
waa
intaas oo doolar oo aadan awoodin waxaa kusii xigta faleembaha
is
bitaalka yaal waxaa lagu lee yahay waxa uu kaqaalisan yahay
faleenbooyinka kale ee lagu gadaayo magaalada waxaa ar kaysaa
faleenbo
ama dhalo sharoobaa oo laga yaabo in ay dhacday ayaa waxaa laga
a sii
nayaa Doolar aadan awoodin,
Maxaa dhacaaya mar kaad dhahdid is bitaalka waan kabaxayaa?
waxyaalo badan ayaa dhacaaya waxaa kamida in lagu soo dalaco
lacag aad
ubadan oo aad layaabto aadanan awoodin hadaan haysan maxay kugu
samaynayaan dhakaatiirta ku nool muqdisho waxa ay kulee yihiin
halkaaga
noo joog dawada waa ay kaajaranayaan ilaa ad ka dhimatana wa
ay
kuhaysanayaan waa dhibaato aan laqain karin war dhakhaatiira
xamar
joogta dad kii laaye ee alow somaali yaa umaqan.
Dhakaatiir ta kunool Magaalada Muqdisho dad ka waa ay silciyeen
oo
waxa ay ula dhaqmaan si aan naxariis lahayn waxaa usii dheer
in ay is
bitaalada keen sadaan rag hubaysan oo ay leeyihin Waa ilaaladii
is
bitaalka Ragaas oo dad ka say rabaan kayeelaaya iridahana ufadhiya
Akhristayal dad ka xamar ceelna uma qod na cid na uma maqna
Waxaad
Isbitaaladada Privateka Ah Ku arkeysaa Dhaawaca Ayaa goo miiska
Dushoodada
Saaran lagu gurgurtamayo Taasi Ruuxa Dhaawaca ah haduusan Wax
Dhaqaale Heysin
suuroobesyaa In uu kuruuxbaxo Isla goobta Dhaqaatiirta Waxaa
lawadaaga
Dhibaatada Laguhaayo shacabka masaakiinta
Ganacsatada Keenta Daawooyinka Aygoo ladheel gareeya Dhaqaatiirta
Sidawadaasi
Lugusuq Galsho Ayadoo ayasan awoodin Shacabaka Dhaaqlo ay kuiibsadan
Daawoyinka ay qoraan dhaqaatiirta Goobaha Qaarkood Waxaad ku
arkeysaa
Dhaqtarka daadwadada uukuqoro markaad tago goobaha lagu iibsho
in aadan Halin
daawadaasi oo lagu leeyahay Dr Hebel baad meeshisa Kaheleysaa
Taasoo daliil ,
Uah in ay fiirsadaan Danahoodada aygoon fiirin dahanaha Shacabkoodada
Waxaad