|
Marxuum
Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal halgama xornimadii Soomaali-Land.
(Cumar Xaashi)
Ilaahay
Ha u Naxariistee Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal waxaa
uu ahaa
siyaasi weyn oo can kana soo shaqeeyay siyaasada Dalkii Soomaaliya
iyo
Somaliland.
Maxamed
Ibraahin Cigaal oo ka soo jeeday qoys wanaagsan isla markaana
uu dhalay Xaaji Ibraahin Cigaal oo ganacsade weyn ka ahaa
Magaalada Berbera ayaa ka dib markiii uu Waxbarsahada dhamsyatayba
waxaa uu u jeestay dhinaca Siyaasada isagoo aad u da’
yar isla markaana sida la sheegay waxaa uu ilaa yaraantiisii
xiisayn jiray siyaasada isagoo hibo weyna kulahaa sida aan
ka aragnay markii dambe.
Maxamed
Xaaji Ibraahin Cigaal ,Maxamed Ibraahin Cigaal waxaa uu Ahaa
Raysal
Wasaarihii Soomaaliya markii ay Labada Jamhuuriyadood abuureen
jamhuuriyadii
Soomaaliyeed tan iyo markii inqilaabka Militari uu dalka ku
qabsaday Maxamed
Siyaad Barre iyo Kacaankiisii 21ka Oktoobar. Maxamed Xaaji
Ibraahim Cigaal waxuu
kaluu noqday wasiirka tacliinta ee Soomaaliya 1963-dii ilaa
iyo 1964-tii, hase
yeeshee wuu iska casilay gollihii wasiirrada ee sanadkaasi,
isagoo hogaamiye ka
noqday xisbi mucaarad ahaa oo la oran jiray SNC,markii dambena
wuxuu ku biiray
Cigaal xisbigii SYL.
Maxamed
Xaaji Ibraahim Cigaal waxuu kaluu noqday wasiirka tacliinta
ee Soomaaliya 1963-dii ilaa iyo 1964-tii, hase yeeshee wuu
iska casilay gollihii wasiirrada ee sanadkaasi, isagoo hogaamiye
ka noqday xisbi mucaarad ahaa oo la oran jiray SNC,markii
dambena wuxuu ku biiray Cigaal xisbigii SYL.1985-tii waxaa
jirtay mar loo magacaabay Cigaal guddoomiyaha
Rugta Ganacsiga, laakiin kumuu raagin jagadaasi, ee wuu iska
casilay markiiba.marxuum: Maxamed X. Ibraahim Cigaal Waxaa
Lagu Asey Magaaladada Dakada Ah Ee Barbara lagu aasay magaalada
dekedda ah ee Berbera, iyadoo marxuumka xabaashiisa lagu dhinac
qabtay qabrigii aabihii marxuum: Xaaji Ibraahim Cigaal oo
ku aasan barxad ku taal meesha la yidhaahdo xerada guutada
ee dhinaca Koonfur-galbeed ee magaalada marxuum: Maxamed X.
Ibraahim Cigaal Waa Siyaasi Kudayasho Mudan Siyaasiinta Somaliyeed
Bishii Feberwari, sanadkii 1960-kii, Allaha U Naxariistee
Maxamed Ibraahim Cigaal, waxuu gacantiisa ku soo saxiixay,
in Soomaali-Land ay xornimadeeda ka qaadato Dowladda Ingriiska
taariikhdu markeey tahay 26-ka Juun ee sanadka 1960-ka. Burburkii
dowladdii Soomaaliya ka dib, Cigaal wuxuu ka qeyb galay sanadkii
1991-dii, shirkii dib-u-heshiisiinta ee Soomaaliya ee Jabuuti,
1993-dii bishii May 5-teedii Cigaal waxaa loo doortay Madaxweynaha
Soomaali-land, iyadoo jagadaasi dib hadana loogu doortay sanadkii
1997-dii. Guusha Maanata aytaagan Yahiin Shacabaka Reer Somaliland
Waxaa usoo hoyey marxuum: Maxamed X. Ibraahim Cigaal
Shacabaka
Reer Somaliland,Shacab kudaysho Mudan marxuum: Maxamed X.
Ibraahim Cigaal Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal wuxuu ku dhashay
sanadkii 1929- kii degmada Odweyne ee gobolka Togdheer.
Cumar Cabdi Xaashi
Kenya Nairobi
Email suxufi200@yahoo.co.uk
|