|
Francois
Fall ayaa ka dambeeya kala qeybsanaanta labada gole.
(Cumar Xaashi)
Danjiraha
Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Somaliya Francois Fall
ayaa
Laxaqiijey Inuu Kadan beeyo Kalaqeybsanaanta Labada Garab
Ee dowlada Ku kalasugan Muqdisho Iyo Jowhar.
Ergayga xoghayaha guud ee wuxuuna Horey u sheegay in Qaramada
Midoobay ay gacan ka
gaysanayso sidii wax looga qaban lahaa xaaladda dalka Soomaaliya,
oo fursad
kasta oo la isugu keeni karo hogaamiyayaasha hay'adaha dowladda
ku meelgaarka ah
ee Soomaaliya gudaha iyo dibedda ay jeceshahay in laga faa'iidaysto.
Laakiin
Taasi Maysan dhicin Waad arkeysaa Xalaadiisa Asagoo Had iyo
jeer Kashaqeyna
In lagudoomiyo Garabka Kusugan Muqdisho Inaysan Kasoo Dagin
Garoomadooda
Wax diyaarado Ah Garoomadaasi oo Ah garoomada Dayniile iyo
Ceel Axmed, isagoo
sheegay in dayuuradaha ay ku soo dagi doonaan magaalada Jowhar
Arintaasi oo
Aykawada Hadleen Ra'isulwasaare Cali Max'ed Geedi Iyo Francois
Fall Oo
Kutilmaamey Magaaladada Muqdisho Meel aan Amnigeeda Sugneyn
sidaa owgeed Inaysan Waxa Diyaarado ah Aysan kusoo Dagi Karin,
Cali Max'ed Geedi ayaa Arintaasi Waxa lagaweydiiyey Asoo
Sheegey in ay heshiis la soo gashay Wadanka Kenya, Taasoo
Aanan Waxaba kajirin
Heshiiskaasi oo ah mid aygaariin Asaga Cali Max'ed Geedi iyo
Francois Fall Hadii
Hadlkaasi Kasoo Yeerey Raiisul Wasaare Cali Max'ed Geedi Waxuu
Sababi Karaa
Qasaarooyin Horleh Iyo Inuu burburo Shirkii 3sano loofadhiyey
Wadanka Kenya.
Qorshaha
Waxaa Wata madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Iyo Raiisul Wasaare
Cali Max'ed
Geedi iyo Francois Fall Waa go'an aygaareen Sadaxdooda Sidii
in la xiro dekadda
dabiiciga Ceelmacaan, Garoonka Dayniile, Balidoogle No 50,
sidii Loowada Xirilahaa Si aysan
Xubnaha labada gole ee Dowladda Federaalka Soomaaliyeed, kuwooda
ku sugan magaalada
Muqdisho Aysan Meelna uuga Bixin Magalaadada Arintaasi oo
Aadmoodo In aykeeni Kart
Colaad Horleh oo kadhalata Wadanka Somalia Waxaana Masuul
ka ah Raiisul Wasaare
Cali Max'ed Geedi madaxweyne abdulaahi Yuusuf Iyo Francois
Fall.
Cumar Cabdi Xaashi
Kenya Nairobi Email
suxufi200@yahoo.co.uk
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan
|