|
Yaakama
Suul ah Guuldarada Markastaa kuhabsato Xulka Qaranka Somali?
(Cumar Xaashi)

Ciyaartoyda Soomaaliya inta badan guulo la taaban
karo kama keenaan tartamada
caalamiga ah ee ay ka qeyb galaan sababo kala duwan
Tasoo ay uugaga Wacan ayagoo Ciyaartoydada oo aanan Lagaga
soo xul Gubalada
Somali Waxaa kaliaya oo lagaga Xulalaa Magalaada Muqdisho
Ayagoo Anaana Lagagaso xulin Gobalada Wadankoo Dhan Hadii
ay taasi
Dhicilaheed Waxaad modaa In ay natiijo lagaga gaari lahaa
Waxaa kaloo Jiraa
Ciyaartow Muraalkisu Dilan Yahay malagayabaa In uu guul usoo
hoyo
Dalkiisi Ama Magacii iyo Qaranimadii Nalagu Yaqiiney Hadaan
Somali
Ciyaartoyda Kuciyaarata Magaca Qaranaka somali Aygoon helin
mushaar joogto
ah oolasiiyo Xanaano Oo aysan hesan goob laga xanaaneeyo Ninka
sidaasi ah
miyuu natiijo keeni karaa Soo.ma.aliyed ee kubada cagta
Haddii aan isku deyno in aan ka jawaabno su’aashani
waxaan oran karnaa dhowr sabab
ayaa uguwacan Guuldarooyina Faraha Badan Waxaa keeney Khilaafaka
Udheexya
Xubnaha Bashiir Mohamed jamac, Muxidin Hassan Ali
Darbaweyne), Said Muganbo. Sadaxdaan Shaqsi miyeeysan ujeedin
Guuldarooyinka
Usoo hoyaneysaa Qarankii Iyo Sumacadii Ulahaa Wadnakeena 3sadaxada
Nin ayaa
sheegtaa Ninkastaa In uu yahay Kiisaxada ahaa Maraka Maxaan
Oran karaa
Shaqsiyaadkaasi Isku heystaa Ninkastaa In uu yahaya Asaga
xirirka Kubada
Cagta ee Soomaliyeed Marka Waxaan kacaodsanayaa Ciyaartowdii
Hore Qarnaka
Somaliyeed Intoodadada Kunool Qurbaha In aylagarab istaagan
Tageeri Heel iyo
Hooba Leh Si aan uugaaga Gudubno Guuldarooyinka Faraha Badan
Iyo In aan soo
celino Sumacadii Iyo Sharaftii Qarankii Somaaliyeed Iyo In
Lasoo Celiyo
Nadaamkii Ciyaartowada Aykulahaayeen Guroomadada Dhaxdeeda
Cumar Cabdi Xaashi
Kenya Nairobi
Email suxufi200@yahoo.co.uk
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan
|