Fikrado

Taariikh
caafimaad
Congrats
Nalasooxiriir

BBC Audio
11:00-11:15
14:00-15:00
18:00-18:30
London time


links
Ainashe.net
Allpuntland
Allwadani
Al-Tawxiid
Bakaaraha
BBC
Biyokulule
Burtinle
Columbusstars
Dayax

Dayniile

GantaalNews

Gedonet

Goldogobsit
Halgan.net
Halgannews
Hiiraan
Hornafrik
Hornrelief
Idaadsoft
JigJiga

Kulmis

Laas-qoray
maakhir.com

Midgaan.com

Mudulood

Ogaden
Puntland-Post
QaranNews
Qorahay
Qurbojaceyl RadioLascano
RadioSanaag
Sanaag.net
SBC Online
Somaali.com
Somaliaonline
Somali-land
Somfreemedia
Somalilyrics
Somalivoices

SomaliWeyn

Togane.org

Waagacusub

Wardheernews
WidhWidhNews

HomeGabayoMurtimusicSawiroQur'anSportsForumChatEmail
Miyi&Magaalo

Gabaygan waa mid jawaab ah oo Cali maax uu u kaftan celinaya nin reer miyi ahaa oo aanan magaciisu nasoo gaadhin.
Ninkii reer miyi ahaa ayaa isagoo layaaban dhaqanka magaalada tixdan gabay ku saluugay. Wuxuuna yiri:

Dununucaye goortuu qaxwaha dibinta saaraayo
Dayn qaate meeshii nin ragi debec ka maalaayo
Duryan xume markuu deeqo buu dunida hiifaaye
Diintiyo wuxuu caayayaa Eebbe daa'in ahe
Dacwad aan la garanayn iyo dafasa baas sheegte
Waxaa daw dara magaaliyo ninkii degelkeed waa jooga


Intaa markuu yiri ayaa Cali maax u jawaabay oo isna yiri:

Wallee daacufloow reer miyaan docna garanaynin

Dablashiday aroortii haduu daamanka isdhaafsho

Doqonimo waa wuxuu cadkiis doc uga muujaaye

Hadii deeq ilaah shubo oo duni barwaaqowdo

Oo doobi caanaha riyaha looga dalafsiiyo

Oo rodol uu doon doon ku helay uga dambaysiiyo

Isagiyo duqdiisii markaa dawlad la ismoodye

Dam damtiyo hangoolkii majiro, diriri maayaane

ninkii dan lahaayow maalintaa daaso hadalkaaga


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Copyright 2004. dhahar.com. All rights reserved