HomeSuugaanSportsSawiroHistoryQuraanTahniyadForumContactEmail
Hees Cusub oo lamagac Baxday Dhahar (Erayadii iyo Laxankii Saalax Codkii iyo musikii Guuleed)    

Silsiladii Haanta: Silsilad Cusub oo ku sugan Suugaan iyo murti badan, Siyaasadna aan ka marneyn.

Afeef: Halkaan Riix

Silsiladdan, waxay barbaarta Dhahar.com ugu magacdartey Silsiladdii Haanta. Sabab kale ma aha, ee waa iyada oo leh habdhaca ama habdhismeedka tixda loo xareediyo marka haanta la lulanayo. Maansooyin qoto dheer, oo leh murti xeeldheer, islamarkaasna salka ku haya macno siyaasadeed, ayaa ay silsiladdu ku bilaabatay.

Si kastaba ha ahaatee, waxa ay silsiladdu ku bilaabatay maansadan magaceeda la yidhaahdo "Hanka xumi ha beenoobo!" Maansadaan, oo uu curiyay Abwaan Ibraahin Yuuf Axmed "Hawd" . Waxa ay soo baxday labada bisha May ee sannadka 20007. Waxa ay maansadu lahayd: Hoos Riix

 

1) Hanka xumi ha beenoobo (by Ibraahin Hawd)
2) Maandhow Hamiga Suubi (by Shaafici)
3) Hinaasaha kadaa Beesha (by Ibraahin Hawd)
4) Haldhacsi (Shaafici)
5) Daba-Dhilifka Heeryeysan (by Ibaahin Hawd)
6) Haraga haka ku cunin Neefka (by SHaafici)

7) HADHOW IYO KATALINTEEDA (by HURE)
8) HAGARTA KA DHEERAADA (BY QAMAAN)
9) HASII DAYN HOGAANKEEDA (by SHAAFICI)
10) Hidhig Haadhig Ehel Maaha (by Maxamed-Deeq "Haldhaa")
11) Fiidmeertu Haad Maaha! (by Deeq A. Diiriye)
12) HANGASHADU WAA NOO XIRAN (by Hurre Dabayl)
13) Hanka Jabay Ha Naaxo (by ANWAR)
14) HAARIBAN (MAHDI AADAN)
15) Ninba Gacanta Si U Haadi (Maxamed Baashe)
16) Hilinkii Asxaabteena (Deeq Aadam Diiriye)
17) Haanta Haantii Hore Maaha (Cumar C/nuur Nuux-Nabadoon)
18) Halbeeg Weeye Suugaantu (Maxamed C/qaadir Daa'uud-Stanza)
19) HILAACYAYN (SHAAFICI)
20) Mooryaanta Kuma Hiigto (Faarax Ilaaq)
21) HULAABAN (Abdi-qafaar Yuusuf)

 

Back To Home