Fikrado

Taariikh
caafimaad
Congrats
Nalasooxiriir

BBC Audio
11:00-11:15
14:00-15:00
18:00-18:30
London time


links
Ainashe.net
Allpuntland
Allwadani
Al-Tawxiid
Bakaaraha
BBC
Biyokulule
Burtinle
Columbusstars
Dayax

Dayniile

GantaalNews

Gedonet

Goldogobsit
Halgan.net
Halgannews
Hiiraan
Hornafrik
Hornrelief
Idaadsoft
JigJiga

Kulmis

Laas-qoray
maakhir.com

Midgaan.com

Mudulood

Ogaden
Puntland-Post
QaranNews
Qorahay
Qurbojaceyl RadioLascano
RadioSanaag
Sanaag.net
SBC Online
Somaali.com
Somaliaonline
Somali-land
Somfreemedia
Somalilyrics
Somalivoices

SomaliWeyn

Togane.org

Waagacusub

Wardheernews
WidhWidhNews

HomeGabayoMurtimusicSawiroQur'anSportsForumChatEmail
Cigaal shidaad

Sheeko caruureedkii hidaha iyo dhaqanka soomaalida, cigaal shidaad waxaan ku baranay inuu ahaa nin cabsi badan gacanna fudud.
Waxaan halkaan idiinkugu soo ururinay ila qosol ku saabsan Sheekooyinkii cigaal shidaad. Hadii aad kuwa kale haysidna, fadlan nagala soo xiriir dhahar@dhahar.com.


Imikaan dhigayee durbaba goormuu istaagay!

Maalin maalmaha kamid ah ayaa cigaal shidaad oo safar lug ah ayaa waxaa qabatey saxaro (xaar), kadib markii uu howshiisii dhameystey ayuu istaagay.markii uu kacay ayuu arkay xaarkii oo taagan,labadii indhood ayaa soo baxay naxdin, hade maxaad ku taqaaneen cigaal iyo gacan fudayd, dhagax weyn buu intuu labooday ku kala firdhiyey. Wuxuuna yiri iminkaan dhigaye durtaba goormuu istaagay.

Rag layskuma daayo

Cigaal ayaa wiilkiisii oo sanad jir ah ooyay una soo guur guurtey dhinacii cigaal. Cigaal oo ahaa nin shaki badan niyadiisana kujirta "rag yaraan malaha" markii uu wiilkii kusoo dhawaaday ayuu xaaskiisii u qayliyey "waar iga qabo, waar nasoo kala gaar, waar rag layskuma daayee nakala qabo.


Shalaan dhintey

Goor lagu jiro xaalad colaad ayaa cigaal loo sheegay in niman doonayaan. Markaasuu intuu gurigii yimid xaaskiisii waydiiyey in wax rag ah raadinaayeen. Xaaskiisii waxay tiri nimanbaa kuu yimid oo aanan garaneynin. Markiiba cabsi iyo shaki ayaa ku biloowday cigaal. Wuxuu xaaskiisii ku yidhi buste i saar dushana caano dhanaan kaga shub si duqsigu uu ugu bato, oo haday ragii soo laabtaan oo ikaa waydiiyaan waxaad ku tiraahdaa waa dhintay. Qadaryar dabadeed ayaa niman yimaadeen, waxay waydiiyeen xaaskii in cigaal joogo, waxay tiri cigaal waa dhintey, waxay yiraahdeen goorma ayuu dhintey cigaal, kadibna way yara aamustay, (ileen cigaal waqtigaa ku dheh muu ku orane) inteysan u jawaabinba cigaal ayaa soo booday oo yiri "naa shalay dheh, shalaan dhintey dheh"


"way nagaraneysaa oo nagaa'daysaa"

Cigaal oo maraaya meel cidla ah ayaa waxaa lagaarey waqtiyadii salaada. Caag waysa ah na wuu sitey. Markii uu waysaystey qaatay ayuu caagii waysada dhinaca bidix ayuu dhigay, dhinaca midigna wuxuu dhigay ushiisii. Ilaah amarkiis caagii ayaa wuxuu la noqday bahal kusoo socda. si aayar ah intuu wax sujuudaaya iska dhigay ayuu ushii dafay caagiina ku dhuftey. Markaasuu wuxuu yiri ( way nagaranaysaa oo nagaadaysaa).

Midkalena waatan

reerihii dhalay ayaa waxay ku dareen naag, naagtuna naag aad u bisqin/shuun/shicirad badan ayay ahayd, wax kale oo lagu tilmaamo garanmaayee howd oo barwaaqa ah oo aad isku baxay ayay ahayd. habeenkii ugu horaysay markii cigaal wixii uu arkey ayuu aad u naxay labadii indhood ayaa banaanka u soo baxay, hade ninku waana gacan fududaaye taxadarna badnaa. qori daba oo holcaya ayuu ku dhajiyay meeshii,,naagtiina intey qaylisay samadaas u booday,saa intuu ayadii ku sii naxay ayuu sabaaxad u sii taagay, markaasay qaylisay oo tiri "war maxaa dhacay iimaanka lagaa qaadye oo dabka iigu dhajisay".
wuxuu yiri ma anigaa la ii qariyaa meel mas iyo abeeso ku dhuuman karaan.oo balaayo bahalka iga goosato.


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Copyright 2004. dhahar.com. All rights reserved