Fikrado

Taariikh
caafimaad
Congrats
Nalasooxiriir

BBC Audio
11:00-11:15
14:00-15:00
18:00-18:30
London time


links
Ainashe.net
Allpuntland
Allwadani
Al-Tawxiid
Bakaaraha
BBC
Biyokulule
Burtinle
Columbusstars
Dayax

Dayniile

GantaalNews

Gedonet

Goldogobsit
Halgan.net
Halgannews
Hiiraan
Hornafrik
Hornrelief
Idaadsoft
JigJiga

Kulmis

Laas-qoray
maakhir.com

Midgaan.com

Mudulood

Ogaden
Puntland-Post
QaranNews
Qorahay
Qurbojaceyl RadioLascano
RadioSanaag
Sanaag.net
SBC Online
Somaali.com
Somaliaonline
Somali-land
Somfreemedia
Somalilyrics
Somalivoices

SomaliWeyn

Togane.org

Waagacusub

Wardheernews
WidhWidhNews

HomeGabayoMurtimusicSawiroQur'anSportsForumChatEmail

Maafiish

 

Oday reer miyi ah ayaa u soo safrey muqdisho, baahi ayaa qabatay wuxuu ku leexday Maqaayad oo uu is yiri wax ka cun. markii uu fadhiistey ayaa Adeegihii "waiter"kii u yimaaday wuxuuyiri

Odaygii: Adeeroow waan baahanahaye wax ii keen

Adeegihii"waiter"kabaryeerigii hadba saad u taqaano ayaa wuxuu ku jawaabay

Baasto saldato,Buskeeti, Koostaato,kutuleeti, waxa kalana waa maafiish (uu ula jeedo waa dhamaadeen wixii kale)

odaygii oo garan waayey "maafiishka" waxay tahay laakiin ka helay ayaa wuxuu yiri

Odaygii: Adeeroow Maafiishkaas naftirkiisa maraq iigu soo dar iina soo kululee...lol

Qiso kaloo Qosol leh

"Biis"

Odoyaashii reermiigeynu wali saaranahay iyo dhibka ka heystey afsuuqii magaalada.

Maalin maal maha kamid ah, ayaa oday miiga kasoo safrey oo Muqdisho usoo safrey, odaygu wuxuu ahaa nin aad u indha adag, markii uu magaalada soo galay ayuu maqaayad kusoo leexday, kabaryeerigii ayuu yiri "adeer wax iikeen" "waxaan cuno" kabaryeerigii ayaa u tiriyey waxbaas uu odaygii fahmi waayey. odaygu waxa kaliya uu kafahmey waa "digir", wuxuu kayara xishooday ninkii inuu u sheego inuusan afgaran, hase ahaatee odaygii isagoonan digirtii rabin ayuu iska dalbaday.

wuxuu arkey nin kaloo dhankiisa fadhiyey oo aduun hilib iyo baasto cunaaya, si uu kuweydiiyo ayuu waayay waxa uu cunaayo, wuxuu maqlay ninkii oo dhahaayo "biis" ii biis oo uu ula jeedo iigu celi. saa waa loogu soo darey.

odaygii oo dhamaystiri la' digirtii ayaa biis yiri 'isagoo mooda in lookeenaayo hilibkii ninkii" hase ahaatee waxaa lookeeney digir kale. isagoo yaaban ayuu lacagtii bixiyey diidana inuu iska dhigo nin baadiye ka yimid. wuxuu magaalda dhex lugeeyaba wuxuu arkey meel tiyaatar ah oo saf loogu jiro. markaasuu iska galay oo meeshii ka wardoon isyiri. Maxamed saleebaan ayaa hees kaqaaday oo dadkiiyoodhan jeclaystey. iyagoo dadweynihii foori iyo sacab isku daray ayay waxay dheheen "biis" biis biis. Odaygii ayaa soo booday oo yiri ma waalantihiin, war anaa canbuulo beerka layga gooyayee biis ha dhihina.



 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Copyright 2004. dhahar.com. All rights reserved