|
Waabaa wadaad waxaa loo keenay nin xanuunsanaya oo layiri wadaad
ninkan noo dawewe.
oo quraan noogu akhri markaas ayaa wadaadkii isla galabnimaddii
arigii soo dhexmaray oo waxa uu ku arkay wan weyn oo illaa
5 sano jir ah oo galaalan.
markaas ayuu makhribkii yiri ninkan wan galaalan ayaa u
sadqo ah ee hala qallo wadaadkuna hilib cun ayuu ahaa markaas
ayaa wan yar oo lax nuugaya lasoo qabtay markaas ayuu inta
uu sidaas u fiiri yey isaga oo yaaban oo filayey in kii uu
galabta arkay la soo qaban doono yiri subxaan war bal inta
uu le'eg yahay oo uugalaalan yahay .
waxaa inoo soo diyaariyey
Axmed Cabbdi Qodox
|