Fikrado

Taariikh
caafimaad
Congrats
Nalasooxiriir

BBC Audio
11:00-11:15
14:00-15:00
18:00-18:30
London time


links
Ainashe.net
Allpuntland
Allwadani
Al-Tawxiid
Bakaaraha
BBC
Biyokulule
Burtinle
Columbusstars
Dayax

Dayniile

GantaalNews

Gedonet

Goldogobsit
Halgan.net
Halgannews
Hiiraan
Hornafrik
Hornrelief
Idaadsoft
JigJiga

Kulmis

Laas-qoray
maakhir.com

Midgaan.com

Mudulood

Ogaden
Puntland-Post
QaranNews
Qorahay
Qurbojaceyl RadioLascano
RadioSanaag
Sanaag.net
SBC Online
Somaali.com
Somaliaonline
Somali-land
Somfreemedia
Somalilyrics
Somalivoices

SomaliWeyn

Togane.org

Waagacusub

Wardheernews
WidhWidhNews

HomeGabayoMurtimusicSawiroQur'anSportsForumChatEmail

Booliiska Punt land oo bililiqaystay hotel Maka Al Mukarama. 03/09/2005

Kadib markii habeenimadii jimacaha ahayd ay soo weerareen niman sakhraansan huteel
Maka Al Mukarama ayna iska difaaceen maamulka huteelku sakhraamiintii soo weerertay
ayaa waxaa xoog ku galay Hotel Maka Al Mukarama ciidamada booliiska Punt land oo
uu horkacayo G-sare C/casiis Siciid Gacmey oo ku magac dheer (baduugaaye) iyaga oo
bililiqo u geystey Hotelka iyo waxii hanti taalay taasi waxay ku tusaysaa gabood
falida maamulka punt land uu ku hayo dadka u dhashay gobolka Sanaag ee iyagu si
ruuxiyana u taageersan maamulka punt land.

maaha markii ugu horeysey ee maamulka punt land ay ku xadgudbaan hantida iyo
karaamada dadka u dhashay gobolka sanaag.

arintan ayaa fulinteeda waxaa iska lahaa taliye ku xigeenka boliiska Mr
(baduugaayee) iyada oo lacagta ugu badan lagala baxay shended la jebiyey oo taalay
qol ka mid ah qolalka huteelka oo uu deganaa hantiilihii huteela oo isaga safar ugu
maqan dalka Imaaraadka Carabta.

lacagta huteelka lagala qaatay ayaa waxaa lagu sheegay in ay kabadan tahay 15000$
Doolar.

M.Jaamac

shalmad @yahoo.com


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Copyright 2004. dhahar.com. All rights reserved