Fikrado

Taariikh
caafimaad
Congrats
Nalasooxiriir

BBC Audio
11:00-11:15
14:00-15:00
18:00-18:30
London time


links
Ainashe.net
Allpuntland
Allwadani
Al-Tawxiid
Bakaaraha
BBC
Biyokulule
Burtinle
Columbusstars
Dayax

Dayniile

GantaalNews

Gedonet

Goldogobsit
Halgan.net
Halgannews
Hiiraan
Hornafrik
Hornrelief
Idaadsoft
JigJiga

Kulmis

Laas-qoray
maakhir.com

Midgaan.com

Mudulood

Ogaden
Puntland-Post
QaranNews
Qorahay
Qurbojaceyl RadioLascano
RadioSanaag
Sanaag.net
SBC Online
Somaali.com
Somaliaonline
Somali-land
Somfreemedia
Somalilyrics
Somalivoices

SomaliWeyn

Togane.org

Waagacusub

Wardheernews
WidhWidhNews

HomeGabayoMurtimusicSawiroQur'anSportsForumChatEmail
War Saxaafadeed: Wax Garadka Beesha Leelkase ee Degmada Gaalkacyo. 31/DEC/05


Kadib Hadalkii la yaabka lahaa ee ka soo yeeray gudoomiyaha degmada Gaalkacyo waxay beesha leelkase isugu timid kulan wada tashi ah oo ay kaga arinsanaysay waxay ka yeeli lahayd hadalkii riyo maalmeedka ahaa ee ka soo yeeray Xuseen Jaamac Yabaq, kuna saabsanaa qaybinta maamulka degmada gaalkacyo. shirkaas oo la iskula soo qaaday arimo badan oo quseeya guud ahaan gobolka mudug gaar ahaan degmada gaalkacyo iyo maamul u samaynteeda, ayaa la isku raacay qodobadda soo socda.

1) Beesha leelkase waxay gabi ahaanba kala laabatay taageeradii ay u haysay maamulka degmada iyo guud ahaanba maamulka gobolka, waxayna si toos ah u joojisay canshuurtii ay bixin jirtay beeshu ee degmada gaalkacyo.

2) Waxay beeshu qaadi doontaa tilaabo kasta oo beeshu xal u aragto kuna gaarayso hadafkeeda siyaasadeed ee mustaqbalka

3) Beeshu waxay shir deg deg ah ka yeelanaysaa guud ahaan siyaasada maamulka puntland.

4) Beeshu waxay ugu baaqaysaa madaxweynaha MGP iyo baarlamaanka MGP in ay si deg deg ah u soo fara galiyaan qalalaasaha siyaasadeed iyo kan amni ee ka jira degmada gaalkacyo.

5 ) Beeshu waxay soo dhaweynaysaa cidkasta iyo beelkasta oo doonaysa in xal la gaaro.

qodobadaan waxay dhaqan galayaan laga bilaabo maalinta go'aankaan la qaatay oo ah
30/12/05.

Wixii intaas dheer waxaad kala soo xiriirikartaa, A.M.Maxamuud:
garsoor05@hotmail.co.uk


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Copyright 2004. dhahar.com. All rights reserved