| Gobolka Sanaag ayaa wuxuu ka mid
yahay meelaha ugu barwaaqada badan ee qaarada Afrika, isla markaana
eebbe ku manaystey deegaan beereedyo leh durdurooyin iyo illo rabaani
ah. Hadaba waxaan halkan idiinkugu soo uruuriney Sawiro Xul ah ee
muujinaya bilicda Dalka hooyo ee Soomaaliya iyo sida gobolka Sanaag
loogu nimceeyey buuro, bad, biyo soconaaya, beero.
Hadii aad rabto inaad weyneyso, RIIX
SAWIRKA
|
Copyright
2006. dhahar.com. All rights reserved |
|