Colonel/Abwaan Maxamuud Cismaan Fooldhuub
waa abwaan ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed oo aan dhawaan
wareysi layeelanay. wareysigan wuxuu kaga hadlay taariikh
nololeedkiisii, waqtigii uu kubiiray fanka, ruwaayadihii
uu sameeyey abwaanka, iyo qaar kamid ah gabayadiisii.
Colonel wuxuu ka mid ahaa abwaanadii hobolada horseed
wuxuuna madax ka ahaa hobolada heygan, iyo horseed Galguduud.
waxaan u malaynayaa inaad kaga bogan doontaan suugaanta
Abwaanka wareysigan waxaana idinleenahay dhageysi
wacan. |
Dhageyso
Wareysigii Abwaanka
Waresiga
Qeybtii Kowaad
Wareysiga
Qeybtii Labaad
Wareysiga
Qeybtii Sadexaad
Wareysiga
Qeybtii Afaraad
|