Fikrado

Taariikh
caafimaad
Congrats
Nalasooxiriir

BBC Audio
11:00-11:15
14:00-15:00
18:00-18:30
London time


links
Ainashe.net
Allpuntland
Allwadani
Al-Tawxiid
Bakaaraha
BBC
Biyokulule
Burtinle
Columbusstars
Dayax

Dayniile

GantaalNews

Gedonet

Goldogobsit
Halgan.net
Halgannews
Hiiraan
Hornafrik
Hornrelief
Idaadsoft
JigJiga

Kulmis

Laas-qoray
maakhir.com

Midgaan.com

Mudulood

Ogaden
Puntland-Post
QaranNews
Qorahay
Qurbojaceyl RadioLascano
RadioSanaag
Sanaag.net
SBC Online
Somaali.com
Somaliaonline
Somali-land
Somfreemedia
Somalilyrics
Somalivoices

SomaliWeyn

Togane.org

Waagacusub

Wardheernews
WidhWidhNews

HomeGabayoMurtimusicSawiroQur'anSportsForumChatEmail
Qeybtii Toddobaad.

Hees.

Waxaa heestan sidoo kale waddaagaya afar fannaan.

......//////(1)///////.......

Naftaydaay tacadi badan
taajkiyo maaliyada jecel
misana taladeeda neceb,

tagtada koolkoolisooy
timaadada leelisooy
tebtooy waxma taransatooy,

Abwaan tamartuu arkaa
taagtaadana wuu ogyahay
murtina wuxu kaaga tegey
wallee tacabkaa qasaar.

........//////(2)///////.......

Naftaydaay taarajaan
tixdiyo suugaanta jecel
wixii tiriyaana neceb,

aduunyadu waa tusmee
xumaan ka takooratooy
tiiraanyiyo ciil i mari

Abwaan tamartuu arkaa
taagtaadana wuu ogyahay
murtina wuxuu kaaga tegey
wallee tacabkaa qasaar.

.......//////(3)//////........

Naftaydooy towbad jecel
haddana taqwadxumada neceb
misana ma tasbiixsatooy
****
tagtayoo da'i kuuma hadhin
towxiidkana kuuma dhigin
maxaan kugu taqabalaa?
****
Abwaan tamartuu arkaa
taagtaadana wuu ogyahay
murtina wuxu kaaga tegey
wallee tacabkaa qasaar.

.....///////(4)//////......

Naftaydaay tiimbiyaay
taxaashiyo tamashle jecel
misana towfiiqda neceb,
****
tilmaame xunbaa ku hagey
tusaale xunbaa ku hodey
tawaawacayee i dhici.
****
Abwaan tamartuu arkaa
taagtaadana wuu ogyahay
murtina wuxuu kaaga tegey
wallee tacabkaa qasaar.

Qeybtii Sideedaad


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Copyright 2004. dhahar.com. All rights reserved