Fikrado

Taariikh
caafimaad
Congrats
Nalasooxiriir

BBC Audio
11:00-11:15
14:00-15:00
18:00-18:30
London time


links
Ainashe.net
Allpuntland
Allwadani
Al-Tawxiid
Bakaaraha
BBC
Biyokulule
Burtinle
Columbusstars
Dayax

Dayniile

GantaalNews

Gedonet

Goldogobsit
Halgan.net
Halgannews
Hiiraan
Hornafrik
Hornrelief
Idaadsoft
JigJiga

Kulmis

Laas-qoray
maakhir.com

Midgaan.com

Mudulood

Ogaden
Puntland-Post
QaranNews
Qorahay
Qurbojaceyl RadioLascano
RadioSanaag
Sanaag.net
SBC Online
Somaali.com
Somaliaonline
Somali-land
Somfreemedia
Somalilyrics
Somalivoices

SomaliWeyn

Togane.org

Waagacusub

Wardheernews
WidhWidhNews

HomeGabayoMurtimusicSawiroQur'anSportsForumChatEmail
Qeybtii Siddeedaad.

Waxaa yimi masraxii Huniye oo xaaskiisii Soomaaliya looga soo diray socialka u wada socialkii
bay masraxa ugu yimaadeen iyo turjubaankii dawladu u qabatay, gabadhiibaa gudaha soo gashay,
maadaama tirjubaan loo qabtay, Huniyena banaankuu ku sugayaa.

Socialkii: Welcome to Canada.
Turjubaankii: wuxuu ku yiri, Canada ku soo dhowoow.
Gabadhii: tiis-tiis!iyadoo socialkii eegaysa) waana kelmedii saaxiibadeed kula soo
dardaarantay, waxayna mooday in meel walba loo adeegsado oo ay
ilbaxnimo ku jirto,

Socialkii: what she say? (isagoo turjubaankii la hadlaya)
Turjubaankii: maxaad tiri buu ku yiri socialku?
Gabadhii: tiis-tiis!iyadoo socialkii eegaysa)
Socialkii: what the mean tiis-tiis? (isaguu afceliyihii la hadlaya)
Turjubaankii: maxaad ka wadaa tii-tiis? (isagoo gabadhii la hadlaya)
gabadhii: tiis-tiis,(iyadoo ilbaxnimo moodaysa, badownimona iska ilaalinaysa)
Turjubaankii: oo xanaaqsan baa soo baxay ninkeedii buuna ugu yeedhay,
"war kaalay naga soo saar waxan badowda ah meeshii nagu ceebaysaye"
Huniye: gabarteey maa badow ah habartaa...... ka bacdina feedh buu ku dhuftay
halkiibayna isugu qaadqaadeen dagaal.
(waa lasoo yaacay waana lakala qabtay) gabadhiiyoo leh tii-tiis! iyo dadkii
oo leh waa inantii dhowaan boosta la soo dhigay!

Riwaayaddanni aad bay u dheer tahay, maantase intaas ayaan ku joojinayaa, sida ugu dhaqsaha
badan bayna u soo bixi doontaa haddii Alla idmo. (don't miss it).

Dhamaad

Qeybtii Koowaad

 


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Copyright 2004. dhahar.com. All rights reserved