Ciyaar Goboleedkii
gobolada Puntland Oo bilaabandoona dabayaaqada bishaan
Ciyaar goboleedkii sanad walba lagu qaban jirey gobolada
Puntland oo dhawaan ka bilaaban doona magaalada Garoowe
ee gobolka Nuugaal.
Ciyaarahan oo ah ciyaara aad u xiiso badan ayaa waxaa kasoo
qeybgali doono gobolada kala ah:
Sanaag
Sool
Ceyn
Bari
Karkaar
Mudug
Iyo Nuugaal oo ah meesha ciyaaraha lagu qabandoono sanadkaan.
Tartankan ciyaareedkan oo noqondoono tartankii 18 ee lagu
qabto dowlad goboleedka Puntland ayaa wuxuu bilaaban doonaa
bishan dabayaaqadeeda.
Waxaad kala socondoontaa ciyaarahan iyo siday u kala dhici
doonaan boga cayaaraha ee barbaarta dhaha.com ee hamoogaanin.
Barbaarta dhahar.com