Fikrado

Taariikh
caafimaad
Congrats
Nalasooxiriir

BBC Audio
11:00-11:15
14:00-15:00
18:00-18:30
London time


links
Ainashe.net
Allpuntland
Allwadani
Al-Tawxiid
Bakaaraha
BBC
Biyokulule
Burtinle
Columbusstars
Dayax

Dayniile

GantaalNews

Gedonet

Goldogobsit
Halgan.net
Halgannews
Hiiraan
Hornafrik
Hornrelief
Idaadsoft
JigJiga

Kulmis

Laas-qoray
maakhir.com

Midgaan.com

Mudulood

Ogaden
Puntland-Post
QaranNews
Qorahay
Qurbojaceyl RadioLascano
RadioSanaag
Sanaag.net
SBC Online
Somaali.com
Somaliaonline
Somali-land
Somfreemedia
Somalilyrics
Somalivoices

SomaliWeyn

Togane.org

Waagacusub

Wardheernews
WidhWidhNews

HomeGabayoMurtimusicSawiroQur'anSportsForumChatEmail

Arsenal oo shalay usoo baxday "quarter finalka" iyo kooxihii kaloo shalay badiyey horyaalka Champions League 11/4/04

Kooxda Arsenal ee Ingiriiska ayaa shalay waxay yimaadeen "quarterfinal" kii koobkii yurubiyaanka ee champions league.

Kooxda arsenal oo sanadkaan aad u kacsan, ayaa waxay tahay kooxda kaliya aan laga badinin horyaalka wadankooda ka socda. Hadana arsanel waa kooxaha looga cabsi qaba inay qaataan koobka champions league iyo kan horyaalka wadan kooda ee English premium league.

Arsanel waxay shalay ka badisay kooxda Celta Vigo 3-2, laba gool oo ka mid ah goolashaas waxaa arsenal u dhaliyey weerarkooda ey ku dhaartaan Thiery Henry.

Kooxahii kaloo shalay ciyaarey oo sidaan u kala badiyey champions league.

monaco 1-0 Lokomotiv Moskva

Real madril 1-0 Bayern

Milan 4-1 sparta

Barbaarta dhahar.com


 


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Copyright 2004. dhahar.com. All rights reserved