Fikrado

Taariikh
caafimaad
Congrats
Nalasooxiriir

BBC Audio
11:00-11:15
14:00-15:00
18:00-18:30
London time


links
Ainashe.net
Allpuntland
Allwadani
Al-Tawxiid
Bakaaraha
BBC
Biyokulule
Burtinle
Columbusstars
Dayax

Dayniile

GantaalNews

Gedonet

Goldogobsit
Halgan.net
Halgannews
Hiiraan
Hornafrik
Hornrelief
Idaadsoft
JigJiga

Kulmis

Laas-qoray
maakhir.com

Midgaan.com

Mudulood

Ogaden
Puntland-Post
QaranNews
Qorahay
Qurbojaceyl RadioLascano
RadioSanaag
Sanaag.net
SBC Online
Somaali.com
Somaliaonline
Somali-land
Somfreemedia
Somalilyrics
Somalivoices

SomaliWeyn

Togane.org

Waagacusub

Wardheernews
WidhWidhNews

HomeGabayoMurtimusicSawiroQur'anSportsForumChatEmail

Kalasoco Barnaamijka Cayaaraha @ dhahar.com

Manchester United oo guul daro daba gashey.

England: (dhahar.com) Horyaalka Ingiriiska ee Premiemshipka loo yaqaano ayaa kooxdii heysatey koobka sanadka hore Manchester United oo hadana ku hami weyneyd in ay sanadkaana ku guulaysato koobka Premiemshipka ayaa riyadoodii beenowday maalintii shalay ahayd, kadib markii ay ku guul dareysteen ciyaartii shalay eey laciyaareen kooxda Manchester city oo uga badisay 4-1.

Kooxda Manchester oo maalintii arbacada ahayd ka hartey koobkii kale ee Yurubta UEFA Cup, kadib markii ay ku guul dareysteen kooxda FC Porto ayaa hadana waxaa si foolxun guuldaro ugu dhacday shalay.

Maamulaha kooxda Manchester oo aad uga xumaa ciyaartan ayaa wuxuu yiri ciyaarta kadib "aad ayay u foolxumeed natiijada ciyaartan, laakiin waa in aan wax ka qabanaa oo aan ka badalnaa ciyaaraha kalee soo socda".

Kooxda Manchester United oo labada horyaalba kawada hartey usbuuc gudihiisa, ayaa waxaa u harey horyaalka koobka layiraahdo FA cup.


Cayaarihii kaloo shalay ee koobka Premiemshipka sidii loo kala badiyey.


14/03/04-------> Wolves 0-4 Villa
14/03/04-------> Tottenham 1-0 Newcastle
14/03/04-------> Southampton 2-0 Liverpool


 


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Copyright 2004. dhahar.com. All rights reserved