Fikrado

Taariikh
caafimaad
Congrats
Nalasooxiriir

BBC Audio
11:00-11:15
14:00-15:00
18:00-18:30
London time


links
Ainashe.net
Allpuntland
Allwadani
Al-Tawxiid
Bakaaraha
BBC
Biyokulule
Burtinle
Columbusstars
Dayax

Dayniile

GantaalNews

Gedonet

Goldogobsit
Halgan.net
Halgannews
Hiiraan
Hornafrik
Hornrelief
Idaadsoft
JigJiga

Kulmis

Laas-qoray
maakhir.com

Midgaan.com

Mudulood

Ogaden
Puntland-Post
QaranNews
Qorahay
Qurbojaceyl RadioLascano
RadioSanaag
Sanaag.net
SBC Online
Somaali.com
Somaliaonline
Somali-land
Somfreemedia
Somalilyrics
Somalivoices

SomaliWeyn

Togane.org

Waagacusub

Wardheernews
WidhWidhNews

HomeGabayoMurtimusicSawiroQur'anSportsForumChatEmail

Kala soco ciyaaraha horyaalada Yurub @dhahar.com

Micheal Owen oo rajadiisa goolal tirsiga dib u soo laabatey.18/03/04

Ciyaaryahanka caanka ah ee kooxda Liverpool Michael Owen ayaa dib ugu soo laabtay dhinaca isu tirinta goolasha, habeenkii Arbacada aheyd kadib markii uu labo gool ka dhaliyay kooxda loo yaqaano Portsmouth, sidaa darteed Kooxda Arsenal waxay tagtay kaalinta shanaad ee koobka premiership ka goolka sedexaad waxaa dhaliyay Dietmar, Hamann.

ciyaar aad u xiiso badan ayaa dhaxmartay labada kooxood, inkastoo kooxda portsmouth guuldaro kala tagtay goobta, ayagoo ka xun sida jees jeeska ah ee loola cayaaray. oo waliba sedex gool oo midu dhabbal yahay looga badiyay halka iyagu ay waxba dhalin.3-0 ayay ku dhamaatay cayaartii

owen oo rajadiisu dib u soolaabatay kadib markii uu ka soo kabsaday benalti fara badan uu horay u qasaariyay xiligii FA cup ka. ciyaartii ay kaga soo horjeedeen Portsmouth, laakiin wuxuu soo bandhigay ciyaar wanaagsan oo lala dhacay. taageerayaasha kooxda ayaa ku dhawaaqayeen magaciisa bilowga ciyaarta ilaa dhamaadkeeda.


Gerard Houllier, ayaa si aad ah u amaanay Michael Owen, -wuxuu yiri waa nin muhiim ah oo aan laga maarmin, waayo wuxuu dhaliyay labo gool midka kalena isaga ayaa sabab u ahaa. taasaana ku tuseeyso in uusan aheyn xidig oo kaliya ee uu yahay ciyaaryahan aad u firfircoon.

Cabdi-Casiis Ahmed Salah


 


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Copyright 2004. dhahar.com. All rights reserved