Fikrado

Taariikh
caafimaad
Congrats
Nalasooxiriir

BBC Audio
11:00-11:15
14:00-15:00
18:00-18:30
London time


links
Ainashe.net
Allpuntland
Allwadani
Al-Tawxiid
Bakaaraha
BBC
Biyokulule
Burtinle
Columbusstars
Dayax

Dayniile

GantaalNews

Gedonet

Goldogobsit
Halgan.net
Halgannews
Hiiraan
Hornafrik
Hornrelief
Idaadsoft
JigJiga

Kulmis

Laas-qoray
maakhir.com

Midgaan.com

Mudulood

Ogaden
Puntland-Post
QaranNews
Qorahay
Qurbojaceyl RadioLascano
RadioSanaag
Sanaag.net
SBC Online
Somaali.com
Somaliaonline
Somali-land
Somfreemedia
Somalilyrics
Somalivoices

SomaliWeyn

Togane.org

Waagacusub

Wardheernews
WidhWidhNews

HomeGabayoMurtimusicSawiroQur'anSportsForumChatEmail
Uefa qaar kamid ah oo wareysi la yeeshay laacibkii, diiqii reer Faransa, ee Michel Platini. 7/3/04

(dhahar.com) Michel platini oo ahaa ciyaartooydii aduunka soo martey kuwa ugu laacibsanaa,hadana kamid ah maamulka sare ee UEFA ayaa waxaa wareysi gaaban layeeshay qaar katirsan wariyayaasha Uefa.

Wareysigii sidaaan ayuu u dhacay.

UEFA: Majeclaan lahayd inaad ciyaarto ciyaaraha manta casriga ah.

Platini: Waxaan u malaynayaa, inaan aad ugu faraxsanahay inaan ciyaari jirey kubada cagta 15 sano ka hor.

UEFA: Ciyaartooydee ama Kooxahee kooxahee ayaa sanadkaan ugu cad cad ama aad ka heshaa sanadkaan koobka ciyaaraha Champions Leage?

Platini: waxaa jirta afar ilaa iyo shan kooxood oo aan is dhihi karo way kuguuleesankaraa ciyaarahan. Waxaa kamid ah Real Madrid (Spain), Juventus (Italy), AC Milan (Italy), Manchester United (England), Arsenal (England). Kooxahaan ayaan is oran karaa inay yihiin kooxaha ugu awooda badan ee koobkan ku guulaysankara.
Ciyaartooyda sare aan kahelana waxaan magacaabi karaa, [pavel] Nedved and Zinedine Zidane.

UEFA: Maxaad dareentaa ama ay kugu dhalisaa, markaad aragto ciyaartooy sidii Zinadine Zidane?

Platini: Waxay igu dhalisaa inaan iibsado tigidh oo aan daawado. Sidaad u ogtahay manta majiraan ciyaartooy badan sidii Zidane.
Waqtigaygii waxaan lasoo ciyaaray ciyaartooy badan oo u qalma Zinadin zidane, sidii Zbigniew Boniek, Alain Girese, Jean Tigana iyo Paola Rossi. Laakiin ciyaartooykasta manta wuxuu jeclaan lahaa in uu fursad u helo inuu laciyaaro Zinadine Zidane. Sababtoo ah ciyaartooygaas oo kale wuxuu u shucuuraa ama u fakaraa kubada cagta, sidaan anaga u dhageysano musikga oo kale.

UEFA: Kooxaha France sidii Monaco FC iyo Olympique Lyonnais ma u malaynaysaa inay ku guulaysankaraan koobka Champions League?

Platini: Waan jeclaan leheyn sidaas, laakiin aad bay u adkaaneysaa, waxaan u malaynayaa inay fiicnaan lahayd hadii ay xitaa soo dhaafaan wareega koowaad, iney ciyaarahooda koowaad badiyaan waalaga yaabaa, umaleynmaayo inay soogaari doonaan cayaaraha qatinka ama ay qaadi doonaan.

UEFA: Kaalinta aad kuleheyd ama habkaad uga ciyaari jirtay namberka tobanaad "diyeeshe" ma jiraa qofka ciyaara sidaadoo kale maanta.

Platini: Maya, maya. Maanta waxaan xoog saarnaa dhinacyada, kooxaha habkooda waynaga duwanyihiin. Kooxaha waxay ciyaaraan 4 gadaal ah, 4 qadka dhexe, iyo labo ka ciyaarta dhinacyada.
Waxaa jirey labo qadka dhexe oo ku dagaalami jirtey banooniga inay ku guuleystaan, mid dhexda ah oo afka hore u dhow, iyo sagaal "noobe".
Marka maanta tababarayaasha ayaa ku ciyaarey kubadii oo kasaarey joker ama "play maker". Waxaas oo kalena waa ceeb.

Barbaarta dhahar.com


 


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Copyright 2004. dhahar.com. All rights reserved